Thursday, June 20th, 2013

Faahfaahin qodobada heshiis lagu gaaray shirkii wada-tashiga ee ka socday Garowe

Published on February 18, 2012 by   ·   2 Comments

Garowe: 18 February 2012: Magaala-madaxda Puntland ee Garoowe waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyey wejiga 2-aad ee shirka wadatashiga arimaha Dastuurka ee Garoowe-2.

Shirka oo qorshuhu ahaa in shalay gelinkii danbe lasoo afmeero wuxuu soo gaba gaboobey xalay saqdii dhexe kadib markii qaar kamid ah qodobada heshiiska la isku mari waayey.

Waxaana heshiiska oo ay wada saxiixeen madaxda dhamaan dhinacyad shirkaas ka qayb gelaya kamid ahaa:

 

  • Yaraynta tirada xildhibaanada Baarlamaanka oo la isku raacay in laga dhigo 250.
  • Ansixinta Dastuurka oo laysla qaatay in ergooyin 1000 gaaraya oo bulshada qaybaheeda laga soo kala xulay ay u codeeyaan.
  • Sameynta gole 54-xubnood ka kooban oo Baarlamaanka ka sareeya.
  • Iyo nidaamka maamul ee dalka oo laysla gartay in laga dhigo Federal ku salaysan 18-kii gobol ee horay u jirey.

Daawo sawirrada, dhageysana khudbadaha laga jeediyey gabagabada shirka

Readers Comments (2)

  1. durraan shirwac says:

    Inaanu heshiiskaan uuna ahayn mid daacad laga yahay waxaad ku garan kartaa(dawlada kumeel gaarka ah)waxay wadataa hal magac oo ah DKS,balse iyaga qudhoodu inaanay is aaminsanayn waxaaad ku garan kartaa Saxiixayaashii shirrkan waxaa u saxiixdey sedexda ugu sareeysa sidii dad kala aragtiya ay yahiin,mdx-shariif,shariif sakiin,R/w c/weli, bal eeg qaladaadkaas waxaana usii dheer baarlamaankii balaarnaa oo diidan oo mugdisho ku sugaya waa yaab!!!
    Wax arimaha soomaaliya wax laga weydiiyo ragii hore sida Caydiid,c/llaahi yuusuf,cumar xaaji,cali mahdi iyo qabqablayaal kaloo badan, maanta soomaaliyamawaxaa wax laga weydiinayaa 3-daas isma dhaanto oo dawlad qura ineey yahiin sheeganaya oo hadana saxiixa u kala ordaya,,Lacala hadii is fahan waa dhici lahaa dawlada kumeelgaaarka ah ee soomaaliya maku kala aragti duwanaan lahaayeen shirkaaas!!!!
    aloow adaa noo maqan ileen kuwaani masuuliyiin uma qalmaane,,

  2. Wasiirka says:

    Shirka garowe waa shir lagu baneysano dhiga islamka iyo wadankan muslimka ah




Wararka

gen.-fartaag.

Gen. Fartaag:-”Si khaldan ayaa loo fasiray dhaawicii Raadeer

June 19, 2013
Kismaayo: Kadib markii shalay Magaalada Kismaayo ee xarunta ...
saacid

Ra’iisul wasaare Saacid oo cambaareeyey weerarkii Muqdisho maanta ka dhacay

June 19, 2013
Mogadishu: His Excellencey Prime Minister Abdi Farah Shirdon ...
Wasiirka-arimaha-gudaha-1-1

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo ka warbixiyey khasaaraha uu geystay qaraxii ka dhacay xarunta UNDP

June 19, 2013
Muqdisho: Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya ...
u8_Car-bomb-Somali-kills-55

Suicide bomber, gunmen attack U.N. office in Somalia

June 19, 2013
Mogadishu: A suicide bomber and several gunmen attacked ...
2011-09-18 00.54.55

Wararkii u dambeeyey ee weerar culus oo lagu qaaday xarunta hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho

June 19, 2013
Muqdisho: Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo ...
Dagaal

Iska hor-imaad ka dhashay dhaawaca Yaasiin Raadeer oo Kismaayo ka dhacay

June 18, 2013
Kismaayo: Sida uu Kismaayo24.com u sheegay Sarkaal ku ...
dabka

Dab ka kacay suuqa magaalada Gaarisa ee dalka Kenya

June 18, 2013
Gaarisa: Suuqa ugu weyn Gobolada Waqooyi Bari ee ...
shirweynaha_qaran_ee_waxbarasho_8

Shir ku saabsan horumarinta waxbarashada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

June 18, 2013
Muqdisho: Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah eeSoomaaliya mudane ...
Ninka dhinaca midig fadhiya  waa Yaasiin raadeer

War deg-deg ah: Yaasiin Raadeer oo Kismaayo lagu dhaawacay (Dhageyso)

June 18, 2013
[caption id="attachment_23727" align="alignleft" width="323"] Ninka dhinaca midig fadhiya ...
Kulanka fagaaraha

Qeybtii shanaad: Kulanka Fagaaraha iyo doodda sida ay u wada shaqeyn karaan dowladda iyo maamul goboleedyada

June 18, 2013
Minneapolis: Klan balaaran uu soo agaasimay u dhaqdhaqaaqaha ...
Bixid ka soo billow Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo maqaalkan qoray iyo wasiirka gaashaandhigga Fiqi

Ma Mudna In La Eedeeyo Wasiirka Gaashaandhiga Mudane C/xakiin Fiqi by: Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey)

June 18, 2013
[caption id="attachment_23713" align="alignleft" width="310"] Bixid ka soo billow ...
Ali Egal

Hay’adda FAHRO oo ka warrantay dhibaatada ka dhalatay dagaaladii Kismaayo ka dhacay dhawaan

June 17, 2013
Muqdisho: Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Fanole Human Rights ...
madaxweyne-xasan

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku soo noqday magaalada Muqdisho

June 17, 2013
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya ...
Xildhibaan Xoosh oo kamid ah mudanayaasha la weeraray

Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu weeraray caasimadda dalka Kenya

June 17, 2013
[caption id="attachment_23171" align="alignleft" width="353"] Xildhibaan Xoosh oo kamid ...
Villa Somalia

Weerar madaafiic ah oo lagu qaadday xarunta madaxtooyada Soomaaliya

June 17, 2013
Madaafiic Hoobiyeyaal ayaa xalay mar kale lagu garaacay ...
Masaajidka

Ka qeybqaado dhismaha masaajidka Khadiim ee magaalada Beledxaawo

June 17, 2013
Gudiga Dhismaha Masjidka Khadiim ee Magaalada Baladxaawo ayaa ...

Maqaalada

Kulanka fagaaraha

Qeybtii shanaad: Kulanka Fagaaraha iyo doodda sida ay u wada shaqeyn karaan dowladda iyo maamul goboleedyada

June 18, 2013
Minneapolis: Klan balaaran uu soo agaasimay u dhaqdhaqaaqaha arimaha bulshada Soomaalida ee Gobolka Minnesota Mudane Sadik Warfa ayaa ...
Bixid ka soo billow Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo maqaalkan qoray iyo wasiirka gaashaandhigga Fiqi

Ma Mudna In La Eedeeyo Wasiirka Gaashaandhiga Mudane C/xakiin Fiqi by: Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey)

June 18, 2013
[caption id="attachment_23713" align="alignleft" width="310"] Bixid ka soo billow Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo maqaalkan qoray iyo wasiirka gaashaandhigga ...
justice3

Codsi gargaar caddaalad horkeenid gacan-ku dhiigle Mahad Cabdi Adan

June 15, 2013
Columbus: Ku: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya Muqdisho Og: Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Soomaaliya Muqdisho Og: Guddoomiyaha Maxakamdda Racfaanka Qaranka Soomaaliya Muqdisho Og: ...
Maktabad#

Dugsiga Amiirnuur ee magaalada Garbahaarey oo yeeshay maktabad cusub

June 13, 2013
 Garbahaarey: Xaflad ku saabsan   furitaanka  maktabada Dugsi sare ee Amiirnuur ee kuyaalo Degmada Garabahaarey ayaa lagu qabtay  Dhismaha Dugsiga sare ee Amiirnuur, xaflada ...
Kenya-Ethiopia1

Qormadii uu DONALD KIPKORIR Soomaalida ugu gafay, dhulka Soomaaliyeedna Kenya iyo Itoobiya u kala qeybiyay oo Af-Soomaali lagu turjumay – By Aden Colujoog

June 11, 2013
Phoneix: ARAR:  Dhamaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka, Asalaamu Caleykum Waraxma tulaahi wa barakaatuhu, ...